Dowlada oo soo bandhigtay xubno katiran Al Shabaab oo la qabtay (Daawo Sawirada)

Ciidanka milatariga Soomaaliya ee ka howlgala degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa Warbaahinta u soo bandhigay sadex nin oo la sheegay in ay katirsan yihiin dagaalyahanada Al Shabaab. Daahir Cali Maxamed oo katirsan saraakiisha ciidanka Milatariga ee ku sugan degmada Waajid ayaa Warbaahinta dowlada Soomaaliya u sheegay in howlgal ay ciidanka sameeyeen kusoo qabteen sadex … Continue reading Dowlada oo soo bandhigtay xubno katiran Al Shabaab oo la qabtay (Daawo Sawirada)